Raashin mucaawimo oo la gaadhsiiyey Deegaannada Abaaruhu Saameeyeen ee gobolka Gabiley iyo Masuuliyiin ka hadashay

gabileyGabiley (SLpost)- Maamulka Degmada iyo Gobolka Gabiley, ayaa raashin mucaawimo ah oo ay xukuumadda ku deeqday gaadhsiiyey Dadka xoolo-dhaqatada ah ee ku dhaqan deegaannada Abaaruhu saameeyeen ee hoos yimaadda gobolkaas.

Raashinka mucaawimada ah oo ku raran Gaadiidka tiro badan oo shalay ka amba-baxay magaalada Hargeysa oo loogu talo-galay gobollada Awdal, Selal iyo Gabiley, waxaanay masuuliyiinta gobolkaasi markii ay qaybtooda la wareegeen u kala direen deegaannada gobolka Gabiley.

WARKAAS OO FAAHFAAHSAN, HOOS KA DAAWO