QOYSKA Reer Gees oo Tacsi u diraya ehellada iyo Qoyskii uu ka baxay Guddoomihii hore ee baarlamaankaā€¸

qaybe

 

Dr. Siciid Maxamed Gees iyo dhammaan Qoyska Reer Gees waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland Geeridii ku timi Allaha u Naxariistee Marxuun Axmed Maxamed Aadan (Qeybe) oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada oo maanta lagu aasayo magaalada Hargeysa, waxayna Marxuunka Illaahay iga baryeyaan inuu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiinā€¦ Aamiinā€¦ Aamiinā€¦ Aamiinā€¦