Prof Samatar oo Si Qoto-dheer uga Hadlay Booqashadii uu ku maray Gobollada Somaliland “Shacbiga Somaliland waxay barteen Sida Loo Bixiyo Cashuurta, waana Tallaabo weyn”

Hargeysa (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo dhawaan dalka Booqasho ku yimi, ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyey Telefishanka Universal Xaruntiisa London, waxa uu kaga hadlay waxyaabihii uga soo baxay Socdaalkaas iyo waxyaabo badan oo goob-joognimadoodu wax ka beddeshay mawqifkii uu hore uga aaminsanaa Somaliland.

HOOS KA DAAWO WARAYSIGA