Olole lagu qaaday Kawaanka Xoolaha ee Hargeysa oo Cayayaan ku dhashay

kawaankaHargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa olole nadaafadeed ka fulisay kowaanka lagu gowraco Xoolaha ee magaalada Hargeysa oo cayayaan ku dhashay.

Ololaha nadaafadeed oo noqonaya kii ugu ballaadhnaa ee dowladda Hoose ka fuliso Kawaanka Xoolaha Hargeysa, waxa dowladda Hoose ka sokow ka qayb-qaatay Ururka Iskaashatada Hilibka ee Nadafo iyo maamulka shirkadda Maandeeq oo gacanta ku haysa Kawaanka.

HALKAN KA DAAWO