OGEYSIISKA ku socda Dhammaan Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Germany iyo Soo-dhawaynta Guddoomiyaha Xisbiga UCID

OGEYSIISKA ku socda Dhammaan Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Germany iyo Soo-dhawaynta Guddoomiyaha Xisbiga UCID

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo safar shaqo ku maraya Waddamada Qaaradda Yurub, ayaa ku soo wejahan waddanka Jarmalka, waxaana laga dareemayaa gobolka Hessen ee dalkaas, gaar ahaan magaalada Frankfurt qaban-qaabo loogu jiro soo-dhawaynta Guddoomiyaha oo booqasho ku iman doona waddankaas, iyada oo Xaflad ballaadhan oo soo dhawayn ah lagu qaban-doono magaaalada Gros ee gobolka Hessen 20-ka bishan February.

guuuleed