OGEYSIIS: Radio Hargeysa ka Dhegayso Telefonkaaga

Ku: Dhamaan Shicibka Somaliland ee North America, UK iyo dhamaan Europe:

Waxan dhamaan halkan ka ogaysiinayaa shicibka reer Somaliland ee ku North America, UK iyo Dhamaan Europe in laga bilaabo maanta ay idaacada Radio Hargeysa ee oo idiin soo tebinaysa warkii Somaliland aad ka dhegaysan kartaan telephonada gacanta. Shicibka ku nool North America (USA iyo Canada) waxay dhegaysanayaan Radio Hargeysa telephone numberkan 1-832-551-5059. Shicibka ku nool UK ama Europena waxay ka dhegaysanayaan Radio Hargeysa telephone numberkan 44-203-519-0765

Waad mahadsan tihiin. Wixii su’aalo ah, iyo haddii aad faahfaahin dheeraada u baahataan waxad kala soo xidhiidhaysaan radiohargeysa@somaliland.us, waxa aad tagtaan web siteka www.somaliland.usoo aad ka helaysaan magacyada masuuliyiinta ka wakiilka ah Radio Hargeysa ee idiin soo tebiya wararkan.


Illaah baa mahad leh