Advertisement
Ankara (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftigii uu hoggaaminayay oo xalay gaadhay dalka Turkey, ayaa kulan ballaadhan la qaatay reysal-wasaaraha dalka Turkiga Recab Dayyib Erdogan.
DAAWO WARKA OO DHAMMAYSTIRAN
Advertisement
Advertisement