Nuxurka Kulan Dhex-maray Guddida Anshaxa Doorashooyinka Iyo Saddexda Xisbi

Hargeysa (SL.Post)  Guddida anshaxa doorashooyinka Somaliland iyo masuuliyiin ka socday xisbiyada WADDANI, UCID iyo KULMIYE, waxay kulan ka yeesheen qaabka ay Diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ay uga qabsoomayso gobolka Sool, kaas oo ay sheegeen inay qabsoomayso 23 bishan.

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa