Nuxurka go’aamo ka soo baxay kulan mar kale dhexmaray Xisbiyada Siyaasadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Siyaasadda ee Somaliland, ayaa maanta mar kale kulan ka yeeshay qabsoomidda doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka oo loo muddeeyey sannakan gudihiisa.

DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

https://www.youtube.com/watch?v=UZAA_5Llq3o