Ninkay Cuur La Fududdoow, Aniga Waygu Culus Tahay (Maanso) – BY CABDULKHALIQ

Waxaan Halkan Ka Salamayaa Dhamaan Reer Somaliland, Si Gaar Ah, Inta Jecel Jiritaan Ka Somaliland.

Marka Labaad Waxaan Bogaadin U Dirayaa Ciidan Dalka Ee Goor Walba Hu Hawlan Sidi Nabad Galo Uugu Hayn Lahaa Dalka

Marka Sadexaad Waxaan Arka Somaliland Oo Lagu Sii Wado Tariiq Madow, Lana Habaabinayo Ma Kale. Taasi Waxay Igi Dhalisay Tix Gabay Ah Oo La Yidhi Nin Kay Cuur La Fududoow Aniga Waygu Culus Tahay.

Nin   Kay   Cuur   La   Fududdoow, Aniga   Waygu   Culus   Tahay

Cuur   Eey   Hasahaydii

Lixdan   Kii   La   Ciilee

Lagu   Lumiyay  Ceel  Xume

Cududdi  Jidh  Kay   Giyo

Caawimo  Ilaha  Iyo

Caara  Yuubta   Kula Hadhay

Col  Iyo  Abaar  Iyo

Loo  Daaqay  Ciinkee

Curaddadu   U Hoydeen

Caku  Yee Y Hashi Aan

Uga  Goay  Caways  Kiyo

Cissi  Iyo Wanaag Iyo

Lo Nacay Caruurtii

Ninka   Maanta   Celiyoow

Ceel   Xume   La   Doontoow

Ee   Waliba  Cad  Quudheed

Rashin  Ciida  Lo Dhigay

Calaf Mooda  Yoow Toos

Ceel  Bahalo  Joogaan

Ciir  Sina  Ka Dheery Ahay

Walaal Caga Ha Hay Galin

Cakuyeey   Raggaygi

Kuwi   Calan  Kan Loo Dilay

Lagu   Aasin   Ciidna

Ee   Cadceedda   Lo Dhigay

Kuwi   Haad   Ku   Cunshaly

Wali   Ciill   Bax   Helinoow

Mar   Kalay   Carceer Too

Ceel    Xume   La Geeyee

Yan   U  Ciir  San Doona ?

Ciil  Ka Waxay Baday

Lixdan   Ki   Raggi   Cunay

Calaf   Gooyay   Reer  Kani

Maantana   Cumaamadan

Colla   Geed   Ka   Kula Shiray

Calaf   Kale Ha   Jogee

Iga   Qaaday   Caad Kii

Caruurta   Aan   Ku Sabi Jiray

Ana   Aan  Calool  Yoow

Cidla    Uun   Ka Ooyee

Ciidiina    Iib  Tahay

Bal  Ya  Lo Calaacali ?

Ciidan   Kiyo   Xoogoow

Dad   Ki   Ciidan   Jogoow

Culimiyo    Aqoonee

Cirooliyo   Caruureey

Ma Ogtahay   Codkeeni

Wali    Luguma   Ciil Bixin

Laguma   Helin Ciil Tire

Coladdi     Wa   Halkedi

Cilmi    Hadal  Ki   Daayo

Cafimaad   Mabaad       Helin

Marka  Midi Ka Cararaba

Mid Ba Ceel Ka Ku Gala

Waxa    Waliba   Caynkaa

Cidla    Ku    Geeyeen

Calanki La Hoos   Dhigay

Nin    Ki  Ciidan   Gubayee

Cirka    Kaga   Yimiyee

Kugu   Giijay   Caynkee

Hore Ku Cadabee

In   Mar   Kale   La   Caarido

Caqli   Miyaa    Ku Haysaan ?

Maanta   Caashaq   Ba   Jira

Xiisihii   La   Soo   Celi

Camal    Xumani   Wa  Kow

Casar    Ina Xaroo  Taan

Wixi    Ku  Gu   Casiisaba

Cagta    Hoose    Galisaan

Cadradi  Hii   Dalkeenana

Dib    Ina U Celisaan

Gaal   Lagu   Casuumoo

Oo    Wushaysi    Ciil   Qaba

Caruura  Ha    U   Qadaan

Dumar    Keena   Caan   Ka   Ah

Caar    Keenan    Qaliya

Lagu    Gado   Ciyaaro

Waliba   Car   Jooq  Dhiyo

Calan    Keenu   Dumo   Laba

Wali     Dheesha    Cayn    Kana

Caqli    Miyaa    Ku    Haysaan ?

 

 

Casiisoow    Ilah   Hoow

Caadil    Kii    Na    Uumee

Ciida    Naga    Alkumayoow

Maalin   Taya   Casaataba

Camal    Kuna    Xumaadaba

Mawlihii    Caymin   Jirayoow

Maanta     Cayn   Ka   Ay Tahay

Caasi Ga    Ku   Badan  Oo

Cibaadadi    Yaratoo

Curdnn     Dhadhi   Wanaago

Xumuhy   Ku   Caanoo

Agoon    Cune Wa   Xoodoo

Cilmi      Dhoonta  Gooyoo

Cafimaad   Dag   Dhaba Oo

Caruur    Iyo    Diciif   Kii

Cag Ta    Hoose   Galiyoo

Adaa    Cawin    Karayee

Naga     Caawi   Xumahaa

Naga Qabo Calool Raac

Caqligi   Ka   Nacay Tuur

Cadaw   Diin   Hasoo   Celin

Xamar    Haygu  Caaridin

Ciidayda   Hodan   Ka Ah

Caqligi   Wax Tari   Laa

Caruur   Tiisa   No Gali

Ciidan Eebe Noo KeenB