Muxuu Noqon Doonaa Mustaqbalka Siyaasadeed ee Somaliland Haddii Aan La Helin İsbeddel Dhab Ah? – Qalinkii Prof. Abdirahman – Q.3aad.

photo1
Prof Abdisalaan
Waxan halkan ku eegi doonaa sida ay noqondoonto mustaqbalka Somaliland inaga oo ka eegayna siyasada arimaha gudaha iyo siyasada arrimaha dibeda waxan qaybihii hore kaga soo hadalnay siyasada arrihama gudaha.
Waxa aan wada ogsoonahay hogaan xumada maamulka silaanyo ee ku caan baxay siyasad xumo cadalad daro ay maanta heer caalami qatar galisay fahamdaro beesha caalamka ah .
waxa ku dherandona manta siyasada arrimaha gudaha oo ah ( interior policy and   foriegn political relations  are inter- related ) Oo macnehedu yahay in siyaada arrimaha guduha iyo ta dibadu isku xidhan yihin ama hadi midi xumato takalena dhawac soo gadhayo.
waxan ku eegi donaa qoramadan 3aad Boogaha iyo dhawaca soo gaadhay demoqradiyadii somaliland ee geediga dheer loo soo maray tasoo manta ka curanaysa konfurta somalia iyo puntland , waxa ayaan daro ah sababta uu leeyahay maamulka silanyo qaangadhnimadii democracy  somaliland in uu saqiiriyiyo oo sabab koowaad ahayd in u meesha ka saaray wax wada lahanshihii oo uu ka soo dhisay xukumad ardaa ah iyo baabinta axsabtii bisleyd iyo dib u bilabida axsaab cusub
u jeedada silaanyo ahayd in uu helo kulmiye iyo laba xisbi oo xag jir ah si ay u gadhan heshiisyadii hoose ee u kula jiray dhaqdhaqaaqyada islamiga ah ee ka jira dalka.
waxa u fulay in saxada siyasada uu soo galo urur cusub dad cusub  waa hagaag waa si wanag san doorosho in la qabto lakin wakhtigeedi ma ahayd mandaqada aaan ku nool nahay maxa inaga soo gadhayay waxa cad maanta in labada xisbi ee kulmiye iyo wadani ay ka dhex muqdaan hogaamiyaal dineed waxa iyadna marag ma doon ah duniduna ogtahay xukumada silaanyo in ay kurasta muhim ka ah aya hayaan niman khatar ku ah amaan ka geeska oo ah argagisxiso heer gobol (regional terror ) oo aan walin noqon mid qaaradeed iyo mid calami (continental or international terror ).
waxa mudan in ay xukumada silanyo ay soo faqeen lafihii dadkii waxa yeladu ka soo gaadhay kali taliski siyad bare hase yeshee ay mudnayd in si nidaamka democrasy ogol yahay malin loo sameeyo ama la xuso sida ragi kaga dhintay SNM xafadadaha magalooyinka loo bixiyay waa nidaam banan lakin dad hore eheladoodu ugu tukatayay ayan imika ku tukanayaan macnehedu ahayd in dadka dhimashada la xasuusiyo si anay dhib ugu arag wax kasta o ka dhacay somaliland waxana ku xiga in qubuuraha awliyada la faqo  iyada oo xukumada silanyo ka lahayd qoreshe yalbadan iyo qorshayaal u gaar ah wadadada talada dalka iyo dhaqalihisaba maroorsaday waxa ay arrintasi ku noqotay cabuq ku dhacay nabaaradii maamul xumo ee ka tagnaa dalka oo gadhsisay heer dawladaha waa wayn ka kal sonidi ay kala noqdaan somaliland.
Sidee loo badbadin karaa dalka ;
Waa in cod kalsoni ah loo qaado maamulka silaanyo hadii uu ka badbaado waa in isku shandhayn  lagu sameeyo xukumada silaanyo  waa in Shir godonka guurtida la toosiyaa laguna bedelaa mid saami ahaan mudan oo ka soo jeeda gobolada awdal iyo selal si saami ga dhiliyay ee dhulka galay loo soo toosiyo.
Waa in uu hogaanka baalamanku la xisabtan cad uu  la yimadaa oo ka dhan ah xukumada waliba wakhti siyaa shaqada parlamanka
la soco qaybta 4aad
Qalinkii Prof.Abdirahman A.İbrahim
Wakilka Ucid Ee Turkeyga
Email:ucid_turkey@hotmail.com
Tell:00905532028571