Muwaadin Aynu Cunno Wixii Dalkeenna Ka Soo Baxa: Baaqa Shirwaynaha Sugida Cuntada Iyo Biyaha Somaliland

Hargeysa(SLPOST) – Waxaanu akhristayaal idiin soo gudbinaynaa wacyigalinta cuntada iyo biyaha Somaliland oo shirwayne lagaga hadlayaa Magaalada Hargeysa ka furmayo saddexda bisha March ee sanadkan.

 Haddaba Muwaadin waxa lagugu waaninayaa inaynu cuno waxa dalkeenna ka baxa, oo aynu yareyno cuntooyinka dalka dibaddiisa inooga yimaada

Wacyi-galin

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland