“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Shalay Haddii Laga Reebay Ragii Kula Tartamayey, Cirro Cid Ka Reebaysaa Ma Jirto” Abdirashid H. Mataan

(SL.Post) Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlau eedeymo maalmihii ugu danbeeyey warbaahinta isku marinaayeen Musharrixiinta madaxtinimada ee xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi  (Cirro)

img_af24e9-9a792d-f91b78-de0374-f6c2a1-268fa2

Cabdirashiid Xasan Mataan waxa  uu musharr Madaxweynaha ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muj Muuse Biixi ugu baaqay haddii rag hore ula tartamaayey laga reebay in aanay jirin cid ka reebaysa Cabdiraxmaan Cirro waxa sida uu hadalka u dhigaye.

“Muuse Biixi Cabdi,  waxaan leeyahay sidaad doonto ku soo bax hadii shalay lagaa reebay siyaasiyiinta Cabdicasiis Samaale , Jamaal Cali Xuseen ,Maxamed Biixi Yoonis. Waxaad xaqiiqsataa Cabdiraxmaan Cirro cid kaa reebaysaa in aanay jirin ee isaga aad tartamaysaan.” ayuu yidhi Cabdirashiid Xasan Mataan

 

Halkan hoose ka DAAWO Warkan oo faah-faahsan

Somalilandpost.net