“Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe Igama Macaashi Doonan” Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa (SL.Post) Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa eedo u jeediyay Guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Faysal Cali Waraabe, isaga oo sheegay in aanay kaga macaashi doonin loolanka siyasadeed ee ka dhexeeya.

maxresdefault

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net