MUUQAAL: Wasiir Caddami oo Sharaxaad Kooban ka Bixiyey Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye

Hargeysa(SLpost)-Halkan hoose ka daawo wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga kana mid ah gudida farsamo ee shirka golaha dhexe ee Kulmiye oo tafaasiil dheeraad ah ka bixinaya xaga ay marayaan hawlaha qabanqaabada ee shirku iyo arrimo kale.

 

https://www.youtube.com/watch?v=hMDJaXlQJmw