Muuqaal: Barnaamij Laga Diyaariyey Aasaaska Ciidamada Dabdamiska Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij laga diyaariyey ciidammada la-dagaalanka dabka ee Somaliland, kuwaas oo ilaa intii la sameeyey wax badan ka qabtay dababkii khasaaraha badan gaadhsiin jiray goobaha ganacsiga, guryaha iyo shacabkaba.

 

 

https://www.youtube.com/watch?v=_vTGmcaBtDU