MEHER WACAN: Muxyadiin Axmed Jibriil iyo Ayaan Cabdi Xuseen

Aabo Axmed Jibril Qaalib,Hooyo Deeqa Nuux Bulxan,Adeero Carab Jibril Qaalib, Adeero Mahdi Jibril Qaalib,Adeero Abdi Jibril Qaalib,Edo Maryan Jibril Qaalib,Edo faadumo Jibril Qaalib,Abtiyo A/raxman Nuux,dhamaan ilma Nuux Bulxan, ilma Axmed Jibril, reer Sheikh Xuseen, reer Yaasin waxay hambalyo u dirayaan Guddoomiyaha Dallada waxay hambalyo u dirayaan Guddoomiyaha Dallada Deegaan Network

Muxyadin Axmed Jibril

Iyo Ayaan Cabdi Xuseen

Oo 2/02/2012 meherkoodu ka dhacay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa, Waxaanay leeyihiin noqda lammaanihii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin………Aamiin………Aamiin

 *******************

Adeero Cali xuseen, Adeero Siciid Xuseen, Rudwaan Cabdi Xuseen, Xasan Cabdi Xuseen, Maxamud Cabdi Xuseen, Eddo Ardo Xuseen, Foosiya Xuseen, Xaliimo Xuseen, Hinda Xuseen, Suleekha Cali Xuseen, Muuna Cali xuseen, Nimco Cali Xuseen, Laki Cali Xuseen, Xamda iyo dhamaan Ilma Cali Xuseen waxay hambalyo u dirayaan Guddoomiyaha Dallada Deegaan Network

Muxyadin Axmed Jibril

Iyo Ayaan Cabdi Xuseen

Oo 2/02/2012 meherkoodu ka dhacay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa, Waxaanay leeyihiin noqda lammaanihii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin………Aamiin………Aamiin