MEHER WACAN: Cali Xasan Cismaan ( iyo Rooda Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleeye)

Hambalyo-meherCali Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Aamina Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye) iyo caruurteeda, Cibaado Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaajigeeda iyo caruurtooda, Ismaaciil Sh. Axmed Sh. Maxamed, Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Maxamuud Cali Sh. Maxamed, Maxamed Ibraahim Sh. Maxamed, Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Cabbdalle Ibraahim Sh. Maxamed, xaaskiisa iyo caruurtiisa, Maxamed Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed, Xaliimo Sh. Axmed Sh. Maxamed, xaajigeeda iyo caruurtooda, Sahra Cali Sh. Maxamed, Xaajigeeda iyo caruurtooda, Farduus Cabdiraxmaan Sh. Maxamed, xaajigeeda iyo caruurtooda, Faadumo Ibraahim Sh. Maxamed iyo caruurteeda, Huda Ibraahim Sh. Maxamed iyo caruurteeda, Khadija Dr. Cabdilaahi Sh. Maxamed iyo xaajideeda, Salma Cabdiraxmaan Sh. Maxamed

………………………………………………………………………………………

Xirsi Xasan Cismaan ,Maxamuud Xasan Cismaan , Cabdirahman Xasan Cismaan , Xuseen Xasan Cismaan, Faadumo Xasan Cismaan, Khadiija Xasan Cismaan, Xaliimo Xasan Cismaan , Leyla Xasan Cismaan, Hibo Maxamed Cismaan, Cabdi Maxamed Cismaan, Maxamed Caydiid Jaamac , Maxamed Jaamac Cabdille, Cumar Xasan Xuseen, Cabdillaahi Cismaan Qalinle, Farxaan Maxamuud Xasan , Cabdiqani Aadan Cadde iyo xaaskiisa Faadumo Axmed Xayir iyo carruurtiisa. Yuusuf Maxamed Cariish (Yuusuf Arts), xaaskiisa iyo Caruurtiisa dhamaan dadkaasi oo kala jooga dalka gudahiis aiyo dibadiisa, waxay tahniyad u dirayaan boqorka iyo boqoradda….

Cali Xasan Cismaan (Cali Khadar)

Iyo Rooda Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye)

Oo meherkoodu manta ka dhacay magaalada Burco, ee caasimadda gobolka  Togdheer. Waxay Illaahay uga baryayaa inay noqdaan kuwii meherkooda ku gaadha aqal-gal kheyr leh, ubad iyo caano. Aamiin………………Aamiin…………..AamiinÂ