MEHER WACAN: Cabdiqaadir Muxumed Daad Iyo Amran Xaaji Fagadhe

Hambalyo meherAyeeyo Xaliimo Aw-Siciid Geelle, Hooyo Khadra Cali Guuleed, Hooyo Aamina Shide Geedi, Maxamed Xaaji Fagadhe, Ibraahin Xaaji Fagadhe, Feysal Xaaji Fagadhe, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa, Liban Xaji Fagadhe Iyo Xaaskiisa, Hoodo Shuceyb Axmed, Filsan Xaaji Fagadhe, Odeygeeda Iyo Caruurteeda, Qadan Xaaji Fagadhe, Odeygeeda Iyo Caruurteeda, Nasra Xaji Fagadhe, Farduus Xaaji Fagdhe.

—————-

Axmed-Deeq Maxamed Aadan, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa, Khadar Iid Kaariye iyo Xaaskiisa, Cabdixakiim Muxumed Xasan iyo Xaaskiisa, Cumar Maxamed Aadan, Yuusuf Muxumed Xasan iyo Xaaskiisa, Siciid Cabdi-Xadhigle, Cabdiqaadir Maxamed Aadan, Sharma’rke Ismaaciil Idiris, Ramadan Ismaaciil Idiris.

Dhammaan dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Cabdiqaadir Muxumed Daad

Iyo Amran Xaaji Fagadhe

Oo shalay meherkoodu ka dhaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Waxa ay leeyihiin noqda lammaanihii Qoyskooda lagu badhaahdo, ubad-kheyr lehna kala hela. Aamiin………….…Aamin………….…Aamin