Maxkamadda Sare oo Kulan la yeelatay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka iyo Arrimaha ay ka wada-hadleen

11Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Distooriga ah ayaa Maanta Kulan Wada tashi Waxay la yeelatay Madaxda Sadexda Xisbi qaran si ay u dhagaysato aragtidooda ku saabsan Qaraarkii Golaha Guurtida iyo soo Jeedintii Axsaabta qaranka taas oo lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare.

Kulankaas ayaa Markii uu dhamaaday Waxaa Afka Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Qaranka ku hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

Dhinaca Kale Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Distooriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa iftiimiyay Sababta dhalisay inay Kulankan la qaataan Sadexda Xisbi Qaran.

HALKAN HOOSE KA DAAWO