Advertisement
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkmada Sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed Oo saxaafada la hadalay ayaa sheegay in dibu eegid u ku sameyaay qaraar uu Madaxweynaha Somaliland soo gudbiyaay Lagu dalbaday in la kala qaado labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada, waxaanu Guddoomiyaha Maxkamada sare sheegay inay tixraaceen soo-jeedintii Madaxweynaha.
Waxanu Sidoo kale Sheegay la qabanayo doorashada Madaxtooyada xiligeedi , balse doorashada Golaha Wakiillada uu mudayn doono muddo bila ka hor Madaxweynaha Somaliland.
Advertisement
La Soco goor dhow warkan oo faah-faahsan.
Somalilandpost.net
Advertisement