Maxay Xulka Talyaanigu Ugu Ciyaaraan Maryaha Buluuga ah? (Xogta Dahsoon)

Inta badan waxaaynu aragnaa in xulalaka ciyaaraha kala duwan ee caalamku  ay ku ciyaaraan maryo midabadoodu ka kooban yihiin midabada calamada wadamadooda, laakiin waxaynu aragnaa Xulka talyaaniga oo inta badan ku ciyaaraya dharka midabkiisu buluuga yahay oo ah midab aan ka mid ahayn midabada sadexda ah ee calanka talyaanigu ka kooban yahay.

https://youtu.be/UBF-yl7d3qM