Maxay la soo guryo-noqdeen Weftigii Saylici ee Imaaraadka Carabta ku soo saxeexay Heshiiska Saldhigga Milatari?

Hargeysa (SLpost)- Weftigii Uu Hoggaaminayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ee ku sugnaa maalmahan Imaaraadka Carabta, saxeexayna heshiiskii Saldhiga Berbera ayaa saaka subaxnimadii hore ku soo laabtay dalka iyadoo si balaadhan loogu soo dhaweeyey caasimada Somaliland Hargeysa.

Waxaanay saxaafada kula hadleen barxada hore ee garoonka Diyaaradaha Egal International Airport, waxaana markii ay hadalladooda dhammaysteen halkaas saxaafaddu ku weydiisay su’aalo la xidhiidha ujeedada socdaalka ay kaga soo laabteen dalka Imaaraadka Carabta.

Hoos ka Daawo Hadallada Masuuliyiinta