Masuuliyiinta Mucaaradka Oo Ku Eedeeyay Guurtida Inay Sabab U Yihiin Shaqaale Dhimis Uu Sameeyay Xafiiska EU Ee Hargeysa

Hargeysa, (SLpost)- Masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ayaa ka hadlay shaqaale dhimis midawga Yurub ee Somaliland ku sameeyay xafiiskiisa Hargeysa.

Masuuliyiintan ayaa ku tilmaamay shaqaale dhimistan uu sameeyay xafiiska EU ee Hargeysa mid meeqaamka Somaliland wax u dhimaya, isla markaana waxay sababtiisa u sibir-saareen golaha guurtida.

HALKAN KA DAAWO:-

https://youtu.be/Q32puRpC0NY