Masuuliyiinta Bangiga Dhaxe Oo Ku Baaqay In Shacbigu Uu Lacagtiisa Ku Kaydsado Bangiga

Hargeysa(Slpost)-Gudoomiye ku xigeenka baanka dhaxe ee Somaliland ayaa shacabiga ugu baaqay inay lacagtooda bangiga dhaxe ku soo aaminaan si baanku uu u helo lacag badan oo ku kaydsan isla markaasna uu u samayn karo maalgalin iyo taageerida dhaqaalaha dalka.