“Madaxweyne Siilaanyo wuxuu u gartay inuu dalka ku aamino Muuse Biixi Cabdi” – Wasiir Samsam Cabdi Aadan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo maanta markii u horeysay ka soo dhex-muuqatay fagaarayaasha Xisbiga Kulmiye muddadii uu socday Ololaha Doorashada, ayaa shacabka ku boorrisay inay codkooda u hibeeyaan Murashaxiinta Xisbiga Kulmiye maadaama oo sida ay sheegtay madaxweyne Siilaanyo u gartay in Murashaxiinta Kulmiye ku aamino karo talada dalka.

Marwo Samsam ayaa maanta Kumanaan taageerayaasha Xisbiga Kulmiye kula hadlaysay Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee Hargeysa oo markii horeysay taageerayashii ugu badnaa soo buux-dhaafiyeen maanta, waxay

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA MARWO SAMSAM