Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay galka seefta kala baxay, weerarrona ku ekeeyey Waran-cadde, Ina Sulub, Ina Cali Waraabe iyo Sheekh Shariif (DHAGAYSO)

Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa,  (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xalay jawaabo adag ka bixiyay

hadalo waqtiyadii ugu dambeeyay ay xukuumadda u jeedinayeen mucaaradku, isla markaana gaashaanka ku dhuftay hadalkii ka soo yeedhay dawlada Sheekh Shariif.

Madaxweyne Siilaanyo oo saqdii dhexe ee xalay jeediyay hadal uu ugu talogalay warbaahinta, waxa uu carrabka ku adkeeyay in mucaawinada ay Somaliland u dirtay Somalia aanay macneheedu ahayn inay Somaliland ka noqotay qadiyadeedii gooni-isu-taaga.

Dhagayso

[audio:https://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2011/09/Shirkii_Jaraaid_ee__Madaxweynaha_JSL_.mp3|titles=Shirkii_Jaraaid_ee__Madaxweynaha_JSL_]

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net