Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Ku Duceeyay In Alle Dhulka Soo Qaboojiyo Dadweynaha Reer Burcona La Tukaday

Burco(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta la tukaday dadweynaha reer Burco salaad roobdoon ah waxaanu alle ka baryay inuu dhulka soo qaboojiyo abaarahana dalka ka dulqaado, madaxweynaha ayaa socdaal ku marayay gobalada bariga Somaliland.