Madaxweyne Siilaanyo Oo Qodobbeeyay Waxyaabihii Ay Ka Wada-hadleen Masuuliyiinta Imaaraadka

Hargeysa, (SLpost0- Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa shalay dalka kusoo laabtay, ka dib safar qaatay muddo siddeed maalmood ah oo ay ku tageen dalka Imaaraadka Carabta, waxaanay sheegeen inay kulamo la qaateen masuuliyiinta dalkaasi oo ay ka wada-hadleen sidii Imaaraadku mashaariic horumarineed oo ay ka mid yihiin adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada  ay uga hirgelin lahaayeen Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO MADAXWEYNE SIILAANYO OO FAAHFAAHINAYA:-