Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Culimada Dalka

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan balaadhan la qaatay culimada diinta ee Somaliland, kuwaas oo ka kala yimi gobalada dalka, waxaana afhayeenku madaxweyuu uu sheegay inay ka wada hadleen sidii looga hortagi lahaa afkaarta qaladan ee la xidhiidha diinta.