Madaxweyne Siilaanyo oo furay Xarunta Agoomaha Somaliland oo Dawladda Kuweyt Maal-gelisay

Hargeysa (SLost)- Madaxweynaha Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme balaadhan oo looga dhisay Caruurta agoomaha Somaliland Bariga Caasimadda, isla markaana ay maalgelisay Dawladda Kuweyt.

Munaasabadda Madaxweynahu xadhiga kaga jarayey xaruntaasi waxaa kala qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Somaliland, Madax ka socotay dawladda Kuweyt oo maalgelisay iyo Wefti ka socda Dawladda Jabuuti oo mashruucan hore looga hirgeliyey.

HALKAN KA DAAWO