Madaxweyne Siilaanyo oo Bulshada Somaliland u jeediyey Khudbad ku Saabsan Doorashada Goleyaasha Deegaanka (DHEGAYSO)

Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay kaalinta xukuumaddiisu ka qaadatay qabsoomidda doorashada goleyaasha deegaanka iyo geeddi-socodkii ay soo Martay.

Halkan ka Dhegayso Khudbadda Madaxweynaha

Madaxweyne Siilanyo

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Office