Madaxweyne Siilaanyo Oo Boorma Ukicitamay iyo Arimaha Horyaala

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka nababaxay Hargeysa isla markaasna u kicitimay xarunta gobalka Awdal ee Boorama.

madaxweynaha ayaa la filayaa inuu halkaa kaga qaybgalo qalinjabinta ardayda jaamacada Camuud, waxa sida oo kale uu Boorama kula kulmi doonaa madaxdhaqameedka iyo wax garadka deegaankaas oo qaba tabashada xubnaha golaha wakiilada ka oo gala gobalada galbeedka oo hore kumeelgaadh u ahaa wakhtigana la sugaayo in tirada wax laga badalo.

sida oo kale waxa madaxweynaha hor yaala abaaraha gobaladaas ka taagan iyo arinka suldaan Wabar oo aan wali xal laga gaadhin.