“Madaxweyne Magcaagii Ku Dhimay Dalkan, Ayaxan Iyo Diirtan Ku Hoos-joogtaa Ha Dhimatee Is-casil” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

(SL.Post) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada, ayaa Madaxweyne Siillaanyo ugu baaqay in tallada dalka uu iska casilo, waxaanu sheegay in sumcada uu Somaliland ku leeyahay ay hoos u dhigeen xubno aan la dooran.

 

SICIID

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo warbaahinta waxa kale oo uu sheegay in dalku hadda ku jiro xaalada siyaasadeed oo jaah-wareersan.

Halkan hoose ka daawo.


Somalilandpost.net