Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Saldhiga Milateri Ee Imaraadku Ka Yagleelayo Berbera

(SL.Post) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay Saldhiga Milateri ee la sheegay inay Xukuumaddu Imaraadka carabta heshiiska ku la gelayso in laga sameeyo magaalada Berbera.

IMG_888761-BC311A-0112F5-2AB33D-EA69E5-30F547

Halkan ka daawo.

Somalilandpost.net