Advertisement
Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa markii u horeysay ka hadlay xasuuqii dowladdii Siyaad Barre u geysatay Shacabka Somaliland, waxaanu weedho aan u qalmin oo jees-jees ah uga ka bixiyey xasuuqaas oo uu ku tilmaamay inaanu ahayn duullaan loo dhammaa balse ay samaysay nidaamkii dowladeed ee xilligaas taliyey.
Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose
Advertisement
Advertisement