Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga ka jaray Mashruuc Koronto lagaga Dhalinayo Tamarta Hawada oo Hargeysa ka hirgeliyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Silaany, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashruuc Tamarta Hawada laga dhalinayo Koronto ay hesho qaybo ka mid ah caasimadda Hargeysa, kaas oo laga hirgeliyey nawaaxiga Egal International Airport ee magaalada Hargeysa.

Mashruucan oo noqonaya kii ugu horreyey ee laga hirgeliyo caasimadda, waxa furitaankiisa ka soo qayb-galay Wasiirro xukuuumadda ka tirsan, hay’adda USAID oo fulinta mashruucan qayb ka ah.

 

 

DAAWO SAWIRRADA

 

DSC_0011 DSC_0031 DSC_0034 DSC_0048 DSC_0096 DSC_0127 DSC_0129 DSC_0157 DSC_0166