Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray Dekedda Berbera oo uu Xadhigga uga Jaray Qalab lagu soo kordhiyey (SAWIRRO)

 

Berbera (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maanta gaadhay magaalada Berbera, ayaa kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee dekedda Berbera.

Waxa madaxweynaha qaabilay masuuliyiinta gacanta ku haysa maamulka Dekedda Berbera oo isugu jira kuwa shirkadda DP World iyo dowladda Somaliland, waxaanu intii uu madaxweynuhu ku gudo-jiray kormeerka xadhigga ka jaray Taag cusub oo lagu soo kordhiyey dekedda Berbera.

Daawo Sawirrada Kormeerka Madaxweynaha ee Dekedda Berbera









default[/caption]