Dhegeyso:Madaxweynaha Somaliland iyo Madax kale oo Saaka ka qeyb galey Aaskii Qaran ee loo sameeyey Marxuum Qeybe

Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha j/ Somaliland iyo madax kale oo ka tirsan xukuumada ayaa saaka si balaadhan uga qeyb galey Aaskii Qaran ee loo sameeyey Axmed Adan Qeybe. siilaanyo Halkan hoos ka dhegeyso

 

Somalilandpost.net Hargaysa