“Madaxweynaha Qaranku waa nin reer Hawd ah, reer Hawd-kana…” – Nuxurka Khudbaddii Wasiir Siciid Sulub ka jeediyey Oodweyne

 

Oodweyne (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadaha Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Cabdi, ayaa khudbad uu dhinacyo kala duwan kaga hadlay ka jeediyey magaalada Oodweyne ee xarunta gobolka Daad-madheedh oo maanta lagu soo dhaweeyey wefti uu hoggaaminayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maalmihii u dambeeyey socdaal shaqo ku marayey gobollada dalka.

Wasiir Siciid Sulub waxa uu sheega in xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ka go’an tahay sidii ay u horumarin lahayd adeegyada bulshada ee gobolkaas, sidaas awgeedna loo baahan yahay in shacabka gobolka u dhashay ka qayb-qaataan horumarka gobolka Daad-madheedh.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Wasiir Siciid Sulub

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net