Madaxweynaha Oo Shacbiga Ku Hambalyo Sanad Guurada 55aad Ee Ka Soo Wareegtay 26 June 1960-KII

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa shacbiga Somaliland u diray Hambalyada Sanad guurada 55aad ee ka soo wareegtay 26-June 1960kii oo ku beegan markii aynu xornimada ka qaadanay boqortooyadii ingiriiska.

HALKAN KA DAAWO:-

https://youtu.be/MgrCTKNFoN8