Madaxweynaha Muumulka Galmudug Oo Magacaabay Xukuumad Ka Kooban 36 Masuul

Galmudug(SLpost)-Madaxweynaha maamulgobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Xukuumad ka kooban 36 xunood oo isugu jiray wasiiro wasiir kuxigeeno iyo wasiirudawlayaal.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo xafladaas ku dhawaaqitaanka ka hadlay ayaa  kula dardaarmay Golaha Wasiirada cusub inay u dhabar adeygaan howsha culus ee hortaala. sida oo kale xubno ka mid ah golaha xukuumadda ee la soo magacaabay oo goobta ku hadlay ayaa uga mahadnaqay madaxeynaha xilka loo magacaabay.

unnamed-126-500x375

Xubnaha golaha wasiirada

 

  1. Mudane Xuseen QaasimYuusuf ,WasiirkaMadaxtooyada
  2. Mudane Jaamac Xassan Salaad, WasiirkaWasaaraddaArrimahaGudaha iyo Dowladaha Hoose
  3. Mudane Cabdulqaadir  Sheekh Cali Maxamed,Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka
  4. Mudane Calisaciid Cumar Ibraahim,Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha
  5. Mudane Cismaan Ciise Nuur, WasiirkaWasaaradda Amniga Gudaha
  6. Mudane Maxamed Cilmi Afrax, Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga
  7. Mudane Sheekh Mursal Cabdiraxmaan Axmed, Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
  8. Mudane Xassan Maxamed Warsame,Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo

Kheyraadka Badda

  1. Mudane Maxamed Maxamuud Guure, WasiirkaWasaaradda Howlaha Guudiyo Dib u Dhiska
  2. Mudane Cabdulqaadir Cabdullaahi Warsame, Wasiirka Wasaaradda Ganacsigaiyo

Warshadaha

  1. Mudane Maxamuud Aadan Cusmaan,Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Dhaqanka
  2. Mudane Cabdixakiin Macalim Axamed Maalim, Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

13.Mudane Sheekh Ibraahim Xassan Guureeye, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada

14.Mudane Axmed Dubad Cali,Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

15.Mudane Axmed Dhiblaawe Casir, Wasiirka Wasaaradda Beerahaiyo Xanaanada

Xoolaha

16.Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Bii’ada,Dhirta iyo Daaqa

17.Mudane Naciimo Maxamed Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

18.Marwo Nimco C/raxmaan Seeraar, Wasiirka Wasaaradda Haweenkaiyo Arrimaha

Qoyska

19.Marwo Maxamed Cabdullaahi Aadam, Wasiirka Wasaaradda Shaqadaiyo Shaqaalaha

20.Mudane Warsame Maxamed Xassan.Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga

21.Mudane Cawil Xersi Xassan,Wasiirka Wasaaradda Biyahaiyo Korontada

22.Mudane Cismaan MaxamedCali, Wasiirka Wasaaradda Dastuurka

23.Mudane Burhaan Warsame Cigaal,Wasiirka Wasaaradda  Dakadahaiyo Gaadiidka Badda

24.Mudane Xuseen Sheekh Nuur Xuseen,Wasiirka Wasaaradda Jaaliyadaha iyo  Dhiiragalinta Maalgashiga

Wasiiru Dowlayaasha

  1. Mudane Nuur Ibraahim Cusmaan,Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha.

2.Mudane Cumar MaxamdDiiriye,Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose

  1. Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan, Wasiiru DowlahaWasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamigaa

4.Mudane Axmed Cabdullahi Diiriye,Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda

Wasiir Ku xigeenada

1.Mudane Maxamuud Guure Guuleed, Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda

2.Mudane Mahad Maxamuud Cali,Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda ArrimahaGudaha iyo Dowladaha hoose

3.Mudane Maxamed Axmed Faarax,Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda

  1. Mudane Cabdisamad YuusufCilmi, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka
  2. Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadam, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga

6.Mudane Saciido Xassan Cumar,Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenkaiyo

Arrimaha Qoyska

7.Mudane Cabdullahi CabdiSiyaad, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beerahaiyo

Xanaanada Xoolaha

8.Mudane Cabdisalaan IbraahimFaarax,Wasiir kuxigeenka wasaaradda Jaaliyadaha&

Dhiiragelinta Maalgashiga

9.Mudane Mowliid YaasiinBarre, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Biyahaiyo Korontada

10.Mudane Cabdidaahir XuseenCali, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo

Warshadaha

  1. Mudane SaadaqDaahirMire, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo I

Isboortiga

12.Mudane Xassan Xaashi Warsame,Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Boostadaiyo

Isgaarsiinta

13.MudaneMaxamed XayirNuur, Wasiir Kuxigeenka WasaaraddaDastuurka

14.Mudane Cabdullaahi Axmed Calasow,Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dekadaha&

Gaadiidka Badda

  1. Mudane Cabdifitaax Maxamuud Axmed,Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Bii’ada,Dhirta iyo Daaqa

16.Mudane Cali Abdulaahi Warsame, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda AmnigaGudaha

17.Mudane Cawil Cabdullaahi Jaarnac,Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Awqaaftaiyo

Arrimaha Diinta

18.Mudane Daahir Xassan Xuseen,Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo

Kheyraadka Badda

19.Mudane Ilyaas Maxamuud Xuseen, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada

  1. Mudane Maxamed Xassan Cali. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka

2l.MudaneMaxamed Nuur Diini, Wasiir KuxigeenkaWasaaradda Shaqadaiyo Shaqaalaha

  1. Mudane Axmed Cabdullaahi Maxamuud, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska

23.Mudane Daahr Faarax Fiidow, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta