Madaxweynaha Jabuuti oo tilmaamay inaanay Soomaaliya u baahnayn Ciidamo shisheeye oo ka bar-bar dagaalada Milatariga dalkaas

Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay in Ciidamada Soomaaliya xilligan awood u leeyihiin difaacista dalkooda iyo la-dagaalanka xoogagga mucaaradka ah ee dagaalka kula jira dowladda Federaalka ah.

 

Hadalka Madaxweynaha Jabuuti ujeeddadiisu tahay in Soomaaliya aanay u baahnayn Ciidamada nabad-ilaalinta ee dalkaas ku sugan kuwaas oo ay ku jiraan Ciidamo ka socda Dalka Jabuuti, kuwaas oo qayb ka ah Hawl-galka Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan dalkaas.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN