Madaxweynaha Dowlad-degaanka Soomaalida Ethiopia oo kulan Isugu yeedhay Guddoomiyaha Gobollada

ileyJigjiga (SLpost)- Madaxweynaha dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada uu ka kooban yahay Ismaamulka Soomaalida.

Haddaba muuqaalka Hoose ka daawo Faahfaahinta warkan iyo nuxurka waxa uu ku saabsan yahay kulanka Madaxweynuhu la qaatay badhasaabbada Gobollada,

https://www.youtube.com/watch?v=Oe_zM5gxSB0