Madaxweyaha Oo Cusbitaalka International Ee Magaalada Hargeysa Ku Booqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Xanuun Kusoo Booday

????????????????????????????????????

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa cubitaalka International ee magaalada Hargeya ku booqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo boodo ah u jiifay ilaa Xalay Dhakhtarkaas, xaaladiisa caafimaadna ay aad u culus tahay isaga oo koomo ku jira.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Madaxweynaha ayaa maanta ka hor intii aanu u dhoofin dalka Itoobiya booqday Suldaanka ku booqday cusbitaalka International, waxaana wehelinayay qaar ka mid ah wasiirrada xukuumadda iyo masuuliyiin kale.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Madaxweynuhuna waxa uu ALLE uga baryey inuu caafimaad sareecana oo degdega siiyo kana dulqaado xanuunka.

Somaliandpost.net

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????