Maayarka Gabilay Oo Garoon Weyn Oo Loogu Magacdaray MO Farah Dhagax Dhigay

Gabiilay(SLpost)-Maayarka degmada gabiilay ayaa maanta dhagax dhigay garoon kubadeed oo cusub looguna magacdaray Mo Farah oo ah oradyahan u dhashay Somaliland se u orda dalka Ingiirska oo uu guulo aad u lixaad weyn uga soo hooyay dhanka biladaha oradka ee aduunka.

https://youtu.be/F0dMreot2DU