Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Weftiga Madaxweynaha Uga Warbixiyay Mashaaruiic Horumarineed Oo Ka Socda Marsada

Berbera, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal ku jooga xarunta gobolka Saaxil ee Berbera ayaa kormeeray marsada magaaladaas oo dhismeyaal horumarineed ka socdaan.

Maareeyaha dekeda Berbera Cali Cumar Axmed (Cali-xoor-xoor) ayaa madaxweynaha uga warramay sida ay hawshu u socoto, noocyada horumarineed ee ay xilligan ka wadaan gudaha dekeda Berbera.

HALKAN KA DAAWO KORMEERKA MADAXWEYNAHA:-

https://youtu.be/KeXCp-IxO70