“Maalintaan Hore U Soo Fadhiisto Waxaan Noqon Doonaa Afhayeenka Muuse Biixi” Cali-guray

(SL.Post( Siyaasi Cali Guray ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ku dhawaaqay xil cusub oo uu ka qaban doono xisbul xaakimka Kulmiye oo u dhawaan sheegay in uu dib ugu soo laabtey ka dib 7 sanno oo uu xisbiyo kale ku jiray

index

Muddane Cali Guray waxaa uu sheegay in xilkaas cusub ee uu xisbiga Kulmiye ka qaban doona ay tahay afhayeenka Gaarka ah ee Musharax Muuse Biixi waxaana uu yidhi

“Maalinta aan hore u soo fadhiisto waxan noqon doonaa AF HAYEENKA MUUSE BIIXI ballan waxan ku qaaday in aanu isagu dib wax idiin odhanin ee aan idinka furto ” Ayuu yidhi Muj Cali Guray

Somalilandpost.net