London: Xafladda Furitaanka Somali Week Festival 2015 iyo Wacdarihii Madasha (SAWIRRO)

Waxa xalay magaalada London ee dalka Ingiriiska ka furmay Bandhigga Todobaadka loogu magacdaray SOMALI WEEK FESTIVAL oo sannadka Kasta 24-ka bisha October lagu qabtay Xarunta dalka UK. Munaasibadda oo muddo todobaad ah socoto, ayaa lagu marti-qaadaa Abwaanno, fannaaniin, Suugaanyahanno ka kala taga Geyiga Soomaalida iyo dalalka Dibadda, waxaana lagu soo bandhigaa Suugaan isugu jirta Gabayo, Heeso iyo bandhig-hibeedyo kala duwan.

DAAWO SAWIRRADA FURITAANKA BANDHIGGA TODOBAADKA SOOMAALIDA ee LONDON

IMG_1621IMG_1599IMG_1620 IMG_1619 IMG_1618 IMG_1617 IMG_1613 IMG_1601 IMG_1600 IMG_1593 IMG_1592 IMG_1589 IMG_1585 IMG_1582 IMG_1580 IMG_1578 IMG_1572 IMG_1562