Labayntu Waa luul

…………………………………

Haddii aan ka hadlay xasuuqii ay Amisom bulshada Soomaaliyeed ku sameeyeen, maxaa aan uga hadli waayey xasuuqii iyaga lagu sameeyay.

Oday reer Namiibiya ah oo muddo ku noolaa dalka Baarma ayaa si xun loo la dhaqmay. Naagtiisii inta lagu hor kufsaday ayaa bir aad u soofaysan xubin xubin lagu jarjaray. Siddeed carruurtiisii ah na hortiisa ayaa lagu gubay. Naftiisa oo qudha ayaa la badbaadiyey. Baqashadii iyo argagaxii ayaa uu dalkiisii soo miciin biday. Haddii qaraabadiisi gumaadkii ku dhacay siyaalo kala geddisan wax uga weyddiiyeen, warka sida uu u wado waxa uu ku suu afmeeraa: balaayaaa i gaysay!

Ugu horrayn, Amisom waddo aan sharci ahayn ayaa ay dalkeenna ku yimaaddeen. Xaqiiqadu waxa ay tahay heshiis-beeneedka la la galay qawaacidda sharciga haddii lagu laabto heshiiskaas, dhabtii, ma dhammaystir na ma na sugna. Sidaa awgeed, heshiis xaaraan ah weeye.

Sidee loo la dhaqmahayaa? Labo aragti ayaa ay kala qabaan, guud ahaan ururrada islaamiyiinta iyo diin aqoolka. Aragtida kowaad, waxa ay u dhigan tahay sidatan: waxa Soomaaliya ka socda si wal ba waa fitno. Iyo aragtida labaad, oo iyadu na sidan u qaabaysan: waa la kala qaadayaa hawlaha; wixii dhibaato ah oo loo gaysto muslimiinta waa fitno, wixii loo gaysto gaalada waa jihaad. Anigu qolada dambe ayaa aan la fikir ahay.

Dharbaaxo wal ba oo halaageed oo lagu qaabbilo ajaaniibta xun ee soogalootiga ah, kuwaas oo loo keenay dalka iyo dadka in ay wax dheef ah ka ilaaliyaan; jab wal oo soo gaadha waa ii farxad iyo qosol.

Gebagebo. Labadii dhacdo ee dambe ee mid wal ba in ka badan toddobaatan loo raaxeeyay; waa guul weyn oo u soo hoyatay guud ahaan muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida. Taaasi macnaheedu ma ahan, Alshabaab teegeere in la siiyay. Bal se, waa waajib xaq ah oo na saaran caddayntiisa iyo soo bandhigisteeda. Gaalada madow waa in la madaxjabiyo, tinta timaha ugu sarraysa ilaa cidhibta hoosteeda waa in la ololiyo, oo sooyaalka Soomaaliyeed la baro.

Maxamed Cabdirisaaq Saciid Samiik